Kitaabka Quduuska Ah

Tiitos 3:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Hadalkanu waa run, oo xagga waxyaalahan waxaan doonayaa inaad ku adkaysatid in kuwa Ilaah rumaysanu ay digtoonaadaan inay shuqullo wanaagsan ku dadaalaan. Waxyaalahanu way wanaagsan yihiin, dadkana wax bay u taraan.

Tiitos 3

Tiitos 3:1-15