Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 8:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inaad xusuusataan jidkii uu Rabbiga Ilaahiinna ahu afartankan sannadood idinku soo dhex mariyey cidladii, si uu idiin hoosaysiiyo oo idiin tijaabiyo si uu u ogaado wixii qalbigiinna ku jiray, bal inaad amarradiisa xajinaysaan iyo in kale.

Sharciga Kunoqoshadiisa 8

Sharciga Kunoqoshadiisa 8:1-3