Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 8:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo amarka aan maanta idinku amrayo oo dhan waa inaad wada samaysaan si aad u noolaataan oo u tarantaan oo aad u gashaan oo u hantidaan dalkii Rabbigu ugu dhaartay awowayaashiin.

Sharciga Kunoqoshadiisa 8

Sharciga Kunoqoshadiisa 8:1-6