Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 33:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kii aabbihiis iyo hooyadiis yidhi, Anigu ma arag, Oo walaalihiisna aan aqoonsan, Oo carruurtiisiina aan aqoon, Waayo, iyagu erayadaadii way xajiyeen, Oo axdigaagiina way dhawreen.

Sharciga Kunoqoshadiisa 33

Sharciga Kunoqoshadiisa 33:1-13