Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 33:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay reer Yacquub bari doonaan xukummadaada, Reer binu Israa'iilna sharcigaaga. Hortaada waxay soo dhigi doonaan foox, Oo meeshaada allabarigana waxay saari doonaan allabari dhan oo la gubo.

Sharciga Kunoqoshadiisa 33

Sharciga Kunoqoshadiisa 33:6-13