Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba bal eega inaan aniga qudhuhu ahay isagii, Oo aniga mooyaane aan ilaah kale jirin. Wax baan dilaa, waanan soo nooleeyaa. Wax baan dhaawacaa, waanan bogsiiyaa. Mana jiro mid gacantayda wax ka samatabbixin karaa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 32

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:29-40