Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo cunay baruurtii allabaryadooda, Oo cabbay khamrigii qurbaankoodii cabniinka ahaa? Haddaba ha soo kaceen, oo ha idin caawiyeen, Oo iyagu ha idin daafaceen.

Sharciga Kunoqoshadiisa 32

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:36-45