Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaanan ka cabsanin cadowga cadhadiisa, Waaba intaasoo ay cadaawayaashoodu si xun u macaamiloodaan, Oo ay yidhaahdaan, Gacantayadii waa sarraysaa, Oo waxyaalahan oo dhan Rabbigu ma uu samayn.

Sharciga Kunoqoshadiisa 32

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:22-31