Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wax aan Ilaah ahayn bay igaga hinaasiyeen, Oo waxay igaga cadhaysiiyeen waxyaalahoodii aan waxtarka lahayn, Oo anna waxaan iyaga kaga hinaasin doonaa kuwo aan dad ahayn, Oo waxaan kaga cadhaysiin doonaa quruun nacas ah.

Sharciga Kunoqoshadiisa 32

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:19-24