Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu yidhi, Wejigayga waan ka qarin doonaa, Oo waxaan arki doonaa bal wixii ugu dambaystoodu noqon doonto. Waayo, iyagu waa qarni aad u qalloocan Iyo carruur aan iimaan lahayn.

Sharciga Kunoqoshadiisa 32

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:12-28