Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Yeshuruun wuu cayilay, oo wax buu harraatiyey. Adigu waad cayishay, waanad buurnaatay, oo xaydhaysatay. Markaasuu ka tegey Ilaahii uumay, Oo quudhsaday Dhagaxii badbaadadiisa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 32

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:9-16