Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuuna quutay subag lo'aad, iyo caano idaad, Iyo baraarro baruurtood, Iyo wananka Baashaan, iyo riyaha, Iyo sarreenka ugu wanaagsan. Oo dhiiggii canabkana waxaad ka cabtay khamri.

Sharciga Kunoqoshadiisa 32

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:10-22