Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba xoog yeesha oo aad u dhiirranaada, ha baqina, hana ka cabsanina, waayo, waxaa idinla socda Rabbigii Ilaahiinna ahaa. Idinma gabi doono, idinmana dayrin doono.

Sharciga Kunoqoshadiisa 31

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:2-11