Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu iyaga gacantiinna buu soo gelin doonaa, oo waa inaad ku samaysaan siduu yahay amarkii aan idinku amray oo dhan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 31

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:1-15