Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 30:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbiga Ilaahiinna ahu wuxuu idinku barwaaqayn doonaa shuqulka aad gacanta ku qabataan oo dhan iyo midhaha jidhkiinna iyo midhaha xoolahiinna, iyo midhaha dhulkiinnaba, waayo, Rabbigu mar kaluu ku farxi doonaa inuu wanaag idiin sameeyo siduu awowayaashiin ugu farxay oo kale,

Sharciga Kunoqoshadiisa 30

Sharciga Kunoqoshadiisa 30:6-10