Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 30:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

haddaad addeecdaan codka Rabbiga Ilaahiinna ah oo aad xajisaan amarradiisa iyo qaynuunnadiisa ku qoran kitaabkan sharciga, iyo haddaad Rabbiga Ilaahiinna ah ugu soo noqotaan qalbiga oo dhan iyo nafta oo dhan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 30

Sharciga Kunoqoshadiisa 30:9-14