Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 30:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

markaasaa Rabbiga Ilaahiinna ahu idinka celin doonaa maxaabiisnimadiinna, wuuna idiin naxariisan doonaa, oo mar kaluu idinka soo ururin doonaa quruumihii Rabbiga Ilaahiinna ahu uu dhexdooda idinku kala firdhiyey oo dhan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 30

Sharciga Kunoqoshadiisa 30:1-5