Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 30:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo aad Rabbiga Ilaahiinna ah u soo noqotaan oo aad idinka iyo carruurtiinnuba qalbigiinna oo dhan iyo naftiinna oo dhan ku addeecdaan codkiisa iyo waxyaalahan aan maanta idinku amrayo oo dhan,

Sharciga Kunoqoshadiisa 30

Sharciga Kunoqoshadiisa 30:1-3