Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:65 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo quruumahaas dhexdooda istareex kama heli doontaan, oo cagtiinnuna ma nasan doonto, laakiinse Rabbigu wuxuu halkaas idinku siin doonaa qalbigariir, iyo indhabbeel, iyo naf dulloobid.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:58-68