Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:64 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu wuxuu idinku kala dhex firdhin doonaa dadyowga oo dhan, iyo tan iyo dunida geesteed iyo ilaa geesteeda kale, oo halkaas waxaad ugu adeegi doontaan ilaahyo kale oo qoryo iyo dhagax ah oo aydaan aqoon idinka iyo awowayaashiin toona.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:62-68