Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo barakooyinkan oo dhammuna way idinku soo degi doonaan, wayna idin soo gaadhi doonaan, haddaad codka Rabbiga Ilaahiinna ah dhegaysataan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:1-4