Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddaad aad u dhegaysataan codka Rabbiga Ilaahiinna ah, oo intaad xajisaan aad yeeshaan amarradiisa aan maanta idinku amrayo oo dhan, Rabbiga Ilaahiinna ahu wuxuu idinka wada sare marin doonaa quruumaha dunida oo dhan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:1-11