Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 25:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed markii Rabbiga Ilaahiinna ahu idinka nasiyo cadaawayaashiinna hareerahiinna ku wareegsan oo dhan, idinkoo jooga dalka Rabbiga Ilaahiinna ahu uu dhaxal idiin siinayo inaad hantidaan aawadeed, waa inaad reer Camaaleq ka baabbi'isaan inta samada ka hoosaysa, oo taas ha illoobina.

Sharciga Kunoqoshadiisa 25

Sharciga Kunoqoshadiisa 25:15-19