Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 25:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo siday jidka idiinkaga hor yimaadeen oo ay u laayeen dabaadigiinnii, kuwaas oo ahaa kulli intiinnii taagta darnayd oo dambaysay, markaad tabarta darnaydeen oo daallanaydeen. Iyaguse Ilaah kama ay cabsan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 25

Sharciga Kunoqoshadiisa 25:13-19