Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa inaydaan karhin mid reer Edom ah, maxaa yeelay, waa walaalkiin. Waana inaydaan karhin mid Masri ah, maxaa yeelay, dalkiisaad qariib ku ahaan jirteen.

Sharciga Kunoqoshadiisa 23

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:4-16