Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 21:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddii nin laba naagood qabo, oo uu mid jecel yahay, tan kalena neceb yahay, oo tan uu jecel yahay iyo tan uu neceb yahay labaduba ay isaga carruur u dhaleen, oo haddii wiilkiisa curadka ah tan uu neceb yahay ay dhashay,

Sharciga Kunoqoshadiisa 21

Sharciga Kunoqoshadiisa 21:5-22