Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 21:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaas hadduusan iyada u bogin, waa inuu iska sii daayaa, meeshay doonayso ha tagtee, laakiinse iyada waa inuusan marnaba lacag ku iibin, oo waa inuusan iyada sidii addoon ula macaamiloon, maxaa yeelay, ceeb buu ku hoosaysiiyey.

Sharciga Kunoqoshadiisa 21

Sharciga Kunoqoshadiisa 21:7-18