Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 2:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maanta waxaan bilaabayaa inaan cabsidaada iyo baqdintaada ku soo dejiyo dadyowga samada ka hooseeya oo dhan, oo waxay maqli doonaan warkaaga, kolkaasay gariiri doonaan oo kaa nixi doonaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 2

Sharciga Kunoqoshadiisa 2:17-35