Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 2:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba kaca oo guura, oo waxaad ka gudubtaan dooxada Arnoon. Bal eeg, waxaan gacantaada soo geliyey boqorka Xeshboon oo Siixon ah oo reer Amor iyo dalkiisaba. Haddaba waxaad bilowdaa inaad dalka hantidid oo aad isaga la dagaallantaa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 2

Sharciga Kunoqoshadiisa 2:17-25