Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 17:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddii dhexdiinna ka kaco xaal garsoorid ah oo idinku adag oo ku saabsan dhiig, ama gar, ama dhaawac, oo xaalalkaas irdihiinna gudahooda lagaga murmo, kolkaas waa inaad kacdaan oo tagtaan meesha Rabbiga Ilaahiinna ahu dooranayo.

Sharciga Kunoqoshadiisa 17

Sharciga Kunoqoshadiisa 17:1-17