Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 17:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markhaatiyaashu waa inay marka hore u gacan qaadaan qofkaas, dabadeedna dadka oo dhammu waa inay u gacan qaadaan. Oo sidaas waa inaad sharka dhexdiinna uga saartaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 17

Sharciga Kunoqoshadiisa 17:4-17