Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 17:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo ninkii kibra oo diidaa inuu maqlo wadaadka Rabbiga Ilaahiinna ah hortiisa u taagan inuu u adeego, amase xaakinka, ninkaas waa in la dilaa, oo sharka waa inaad reer binu Israa'iil ka saartaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 17

Sharciga Kunoqoshadiisa 17:4-20