Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 17:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo siduu yahay sharciga ay idin bari doonaan, iyo siduu yahay xukunka ay idiin sheegi doonaan waa inaad u samaysaan. Xukunka ay idiin sheegi doonaan waa inaydaan uga leexan xagga midigta ama xagga bidixda toona.

Sharciga Kunoqoshadiisa 17

Sharciga Kunoqoshadiisa 17:4-14