Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 16:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa inaydaan garta qalloocin, oo dadkana waa inaydaan u kala eexan, oo laaluushna waa inaydaan qaadan, waayo, laaluushku wuu indhatiraa kuwa xigmadda leh, oo erayada kuwa xaqa ahna wuu qalloociyaa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 16

Sharciga Kunoqoshadiisa 16:10-21