Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 16:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dalka Rabbiga Ilaahiinna ahu uu idin siinayo irdihiinna oo dhan siday qabiilooyinkiinnu yihiin u samee xaakinno iyo saraakiil, oo iyana dadka ha ugu garsooreen garsoor xaq ah.

Sharciga Kunoqoshadiisa 16

Sharciga Kunoqoshadiisa 16:9-21