Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 11:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waxaad ka gudubtaan Webi Urdun inaad gashaan oo hantidaan dalkii Rabbiga Ilaahiinna ahu uu idin siinayo, waadna hantiyi doontaan oo dhex degi doontaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 11

Sharciga Kunoqoshadiisa 11:24-32