Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 11:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

War sow iyagu kama shisheeyaan Webi Urdun xagga jidka dambe oo qorrax-u-dhaca, oo ah dalka reer Kancaanka Caraabaah deggan, oo ka soo hor jeedda Gilgaal, oo ku dhinac yaal geedaha Moreh?

Sharciga Kunoqoshadiisa 11

Sharciga Kunoqoshadiisa 11:26-32