Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 11:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba erayadaydan waa inaad gelisaan qalbigiinna iyo naftiinna, oo waa inaad calaamad ahaan gacanta ugu xidhataan, waxayna idiin ahaan doonaan wax indhihiinna dhexdooda ka laalaada.

Sharciga Kunoqoshadiisa 11

Sharciga Kunoqoshadiisa 11:11-25