Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 11:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo markaas cadhada Rabbigu idinku kululaataa, oo uu samada idinka xidhaa, si aad roob u weydaan, oo uu dhulku midho soo bixin waayo, oo aad haddiiba uga baabba'daan dalka wanaagsan oo Rabbigu idin siinayo.

Sharciga Kunoqoshadiisa 11

Sharciga Kunoqoshadiisa 11:9-22