Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 10:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna wuxuu looxyadii ku qoray qorniinkii kuwii hore ku yiil oo kale, kaasoo ahaa tobankii qaynuun oo Rabbigu maalintii shirka idinkagala hadlay dabka dhexdiisa isagoo buurta jooga, markaasaa Rabbigu iyagii i siiyey.

Sharciga Kunoqoshadiisa 10

Sharciga Kunoqoshadiisa 10:1-9