Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 10:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed waxaan sanduuq ka sameeyey qori qudhac, oo waxaan soo qoray laba loox oo dhagax ah oo u eg kuwii hore, markaasaan buurta fuulay anigoo labadii loox gacmaha ku sida.

Sharciga Kunoqoshadiisa 10

Sharciga Kunoqoshadiisa 10:1-6