Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 1:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eega, dalka waan idin hor dhigay, haddaba gala oo hantiya dalkii Rabbigu ugu dhaartay awowayaashiin oo ahaa Ibraahim iyo Isxaaq iyo Yacquub inuu siinayo iyaga iyo farcankooda ka dambeeyaba

Sharciga Kunoqoshadiisa 1

Sharciga Kunoqoshadiisa 1:5-10