Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 1:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

haddaba noqda oo guura oo waxaad tagtaan dalka buuraha leh oo reer Amor, iyo meelaha halkaas u dhow oo dhan oo ah Caraabaah, iyo dalka buuraha leh, iyo dooxooyinka, iyo xagga koonfureed, iyo badda xeebteeda, kuwaasoo ah dalka reer Kancaan, iyo Lubnaan, iyo tan iyo webiga weyn oo Yufraad.

Sharciga Kunoqoshadiisa 1

Sharciga Kunoqoshadiisa 1:2-15