Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 8:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, wakhtigaas ka hor ninna kiro ma lahayn, neefna kiro ma lahayn innaba, oo kii baxay iyo kii galay toona nabadu uma jirin cadowga daraaddiis, waayo, dadka oo dhan nin kasta waxaan ku diray deriskiisa.

Sekaryaah 8

Sekaryaah 8:7-13