Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 7:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad la hadashaa dadka dalka deggan oo dhan iyo wadaaddadaba, oo waxaad ku tidhaahdaa, Markaad soomi jirteen oo aad barooran jirteen bisha shanaad iyo bisha toddobaad, oo ah toddobaatankan sannadood, miyaad innaba aniga ii soomi jirteen?

Sekaryaah 7

Sekaryaah 7:1-6