Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 12:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Wakhtigaas faras kasta waan argaggixin doonaa, oo kan ku joogana waalli baan ku ridi doonaa, laakiin indhaha baan ku hayn doonaa dadka dalka Yahuudah, markaan faras kasta oo dadyowga indhatiro.

Sekaryaah 12

Sekaryaah 12:1-12