Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 12:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay wakhtigaas ahaan doontaa inaan Yeruusaalem dhagax culaab badan uga dhigo dadyowga oo dhan, oo intii isku culaabaysa oo dhammuna aad bay u dhaawacmi doonaan, oo quruumaha dhulka oo dhammuna iyaday isu soo urursan doonaan inay la dagaallamaan.

Sekaryaah 12

Sekaryaah 12:1-13