Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 11:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa iska hoogay adhijirka waxtarlaawaha ah oo adhiga isaga taga! Seef baa ku dhici doonta gacantiisa iyo ishiisa midig. Gacantiisu dhammaanteed way engegi doontaa, oo ishiisa midigna kulligeed way madoobaan doontaa.

Sekaryaah 11

Sekaryaah 11:10-17