Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 11:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, bal eeg, waxaan dalka ka dhex kicin doonaa adhijir aan soo booqanayn kuwa ambaday, oo aan doondoonayn kuwa kala firdhay, oo aan bogsiinayn kii jaban, oo aan daajinayn kii feyow, laakiinse isagu wuxuu cuni doonaa hilibka baruurta, oo raafafkoodana wuu kala dildillaacin doonaa.

Sekaryaah 11

Sekaryaah 11:9-17