Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 1:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana qayli oo waxaad tidhaahdaa, Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Magaalooyinkaygu mar kalay barwaaqo la faafi doonaan, oo Rabbigu mar kaluu Siyoon u qalbi qaboojin doonaa, oo mar kaluu Yeruusaalem dooran doonaa.

Sekaryaah 1

Sekaryaah 1:12-20